Friday, November 13, 2009

Beesha Saruur Habargidir oo kulan xasaasi ah ku yeeshay magalada London ee carigaasi ingiriiska iyadoo lasku afgartay dhamaan wixii laysla soo qaaday oo dhan ugu danbeyntiina loo magacaabay guddi dhameystiran.

Foto: calanka  
Kulan uga socdy beesha SARUUR (H/Gidir) magaalada London, UK
oo lasoo afjaray
Magacyada gudiga la doortay -Akhriso/-Daawo

1 comment:

  1. Hambalyo ayaan leeyahay beesha sida xilkasnimada leh ay u garteen una gunaanadeen howshii adkeen ee mudada ay kujireen waxaana dhihi karaa waa arin mar hore loo baahnaa hadana meesheeda haka siisocoto hambalyo saruur ayaan leeyahay mar kale.

    ReplyDelete