Friday, November 6, 2009

Dowlada Shariif Sheekh Axmed garwadeenka ka yahay oo maamul bedelid ku dhaqaaqday maanta




Munaasabadaasi ayaa waxaa wareegto
ka soo baxday Madaxweynaha dowladda
KMG ka hor aqriyay dadkii ka soo qaybgalay
xiriiriyaha munaasabadaasi
C/raxiin Ciise Cadow. 
 
    1-     C/risaaq Maxamed Nuur 
waxaa loo magacaabay gudoomiyaha gobolka 
Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho.
2-     C/salaad Daahir C/lle gudoomiye 
ku xigeenka koowaad ee arimaha 
Siyaasada iyo Bulshada.
3-     Warsame Maxamed Xasan 
waxaa loo magaacaabay gudoomiye 
ku xigenka 2-aad ee arimaha 
nabadgalyada iyo xasiloonida.
4-     Iimaan Nuur Iikar waxaa
loo magacaabay gudoomiye ku xigeenka 
3-aad ee arimaha Maamulka iyo Maaliyada.

Mushaarka ay qaataan qolooyinkaan laga sugayey iney shacabka wax taraan oo ay muuqato in wax kasta ay iyagu afka iyo sacabada u dhigteen iyo dawarsiga oo sii dheer intaa iyo in kabadan oo qandaraas ah ay u egtahay in xaajadu tahay yaan lagaa badsan iyo inta goori goortahay faraqa buuxso ina adeerso qabyaaladeyso waxna how qaban shacabkii masaakiinta ahaa ee ay ka qixiyeen guryohooda iyo beerahooda ay waliba ugu sii dareen in magacooda looga dawarsado wadamada ay u tamashle iyo tuugsi tagaan oo haba yaraatee aysan jirin xitaa cid 1 maalin xitaa isku dayday kan dhaawaca ah kan ay miinada iyo hoobiyaasha iyo taankiyaasha Amison lagu garaaco an xitaa marna aysan jirin cid ku booqatay ama uga tacsiyeysay dhibkaas ay u geysteen iska daa in gargaar baniaadanimo loo sameeyo an ka aheyn in lagu dawrsado maatadaas laxasuuqayo oo yasan jirin cid ka naxaxeysa hadey ahaan laheyd kuwa Dowladda sheegta iyo kuwa kale ee iyaguna manaxayaasha ah ee iyaguba wata dantooda u qaaska hadaba ilaah ayaan u sheegeynaa dhamaan intaas dhibka ay u geystaan dadkaan maatada ah Allaah SWT waxaan ka rajeyneynaa oo an ka baryeynaa in kuwaan kuwo ka qeer badan Allaah noogu bedelo Aamiin

Topnews: Mushaaraadka ay qaataan
madaxda Dowlada Somalia
oo xad ka baxa. 
 06.11.09 Riix

Monday, September 21, 2009

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo booqasho ugu socdaalay wadankaasi Sacuudi Carabiya kagadaal casuumaad uu halkaas ka helay.

Madaxweynaha dowlada KMG ah sheekh Shariif sheekh Axmed oo u duulay dalka SacuudigaShariif Sheekh Axmed Madaxweynaha dowladda KMG ayaa ka anbabaxay magaalada Muqdisho, isagoo safar ku aaday dalka Sucuudiga oo uu ka .�� sii akhri 21 Sep 2009

Xoogaga Ahlusuna oo la wareegay Ruunirgood kuna socda Jowhar


Xoogaga Ahlusuna oo la wareegay Ruunirgood kuna socda Jowhar+Sawiro 12.09.09 Riix

Shariif sakiin oo daaha ka gadaal lagoo bixiyey ka gadaal markii Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somalia u dulqaadan waayeen in daaha laga soo saro

Shariif sakiin oo daaha ka gadaal lagoo bixiyey ka gadaal markii Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somalia u dulqaadan waayeen in daaha laga soo saro
Somaliweyn.com oo faafisay Warsaxaafadeed xasaasiya+Sawiro 19.09.09 Riix

Axmed Godane oo sirtii aduunka kashifay ka gadaal markuu si gooni ah uu toshka ugu shiday Qolo ka mid ah kuwa isaga karinka usida iyo kalena false ah

Axmed Godane oo sirtii aduunka kashifay ka gadaal markuu si gooni ah uu toshka ugu shiday Qolo ka mid ah kuwa isaga karinka usida iyo kuwa kalena ka dhigay false waxaan jiran mudo dheer oo xijaabka naagaha ay u xiranyeen.
Al-Shabaab oo sir fakiyay iyo garabyada sida ay u ciideen+Sawiro 21.09.09 Riix

Friday, August 21, 2009

wararka naga soo gaaraya daafaha calamaka ayaa waxa ay sheegayaan in bishii Ramadaanka ay bilatay


Ramaduunu kariim dhamaan muslimiinta dhan meel walba ay aduunka ka joogaan waxaan leenahay hambalyo. Kullu caam waantumbikheyr