Wednesday, November 17, 2010

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu dhamaan ummuda muslimiinta ah meel kasta ay joogaan waxaa loogu bishaareynayaa in aan kusoo kordhinay webka www.binxasan.blogspot.com Muxaadarooyin Maqal iyo Muuqaal ah oo inoo soo jeedin doono Fadhiilatu Sh.Mustafa xaaji Haaruun xafidahullaah Anaga Allaha naga dhigo kuwii kuwaano qaato insha Allaah hadaba ka faaideysi wacan.Quraanka iyo Seyniska Part 4/4 Sh.Mustafa Xaaji

Taariikhda Islaamka --------- Andalus oo uu soo jeedin doono Fadhiilatu Sh.Mustafa Xaaji, Allaha ka ajar siiyo anagana Allaha naga dhigo kuwii ku waano qaata Aamiin.

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu 
dhamaan ummuda muslimiinta ah meel kasta ay joogaan
  waxaa loogu bishaareynayaa in aan kusoo kordhinay 
webka www.binxasan.blogspot.com Muxaadarooyin 
Maqal iyo Muuqaal ah oo inoo soo jeedin doono 
Fadhiilatu Sh.Mustafa xaaji Haaruun xafidahullaah 
Anaga Allaha naga dhigo kuwii kuwaano qaato 
insha Allaah hadaba ka faaideysi wacan.

Awoodaha Aynu Dayacnay -Sh. Mustafe X. Ismail | 1 of 1 |

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu 
dhamaan ummuda muslimiinta ah meel kasta ay joogaan
  waxaa loogu bishaareynayaa in aan kusoo kordhinay 
webka www.binxasan.blogspot.com Muxaadarooyin 
Maqal iyo Muuqaal ah oo inoo soo jeedin doono 
Fadhiilatu Sh.Mustafa xaaji Haaruun xafidahullaah 
Anaga Allaha naga dhigo kuwii kuwaano qaato 
insha Allaah hadaba ka faaideysi wacan.

.Sheekh Mustafe X. Ismaaciil (1/1) Mowduuc kusaabsan Salaada iyo qiimaha ay leedhay. ka bogasho wacan.

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu 
dhamaan ummuda muslimiinta ah meel kasta ay joogaan
  waxaa loogu bishaareynayaa in aan kusoo kordhinay 
webka www.binxasan.blogspot.com Muxaadarooyin 
Maqal iyo Muuqaal ah oo inoo soo jeedin doono 
Fadhiilatu Sh.Mustafa xaaji Haaruun xafidahullaah 
Anaga Allaha naga dhigo kuwii kuwaano qaato 
insha Allaah hadaba ka faaideysi wacan.

Friday, October 1, 2010

war deg deg ah oo hada na soo garay ayaa waxa uu sheegayaa in uu mar dhow ka soo degay garoonka calamiga ah ee Adan Cade mid ka mid ah musharaxiinta u taagan jagada raisul wasaranimada.

war deg deg ah oo hada na soo garay ayaa waxa uu sheegayaa in uu mar dhow ka soo degay garoonka calamiga ah ee Adan Cade mid ka mid ah musharaxiinta u taagan jagada raisul wasaranimada.
iyadoona si heer caalami ah loo soo dhoweyey musharaxaas u taagan xilka kowaad ee Rasisul wasaaranimo isagoo dadyowgii soo dhoweyey meeshaas kula hadlay uguna hambalyey sida diiran ee loogu soo dhoweyey magalada Muqdisho isagoo ka hadlay imaatinkiisa sheegayna in ay wada hadleen isaga iyo madaxweynaha dowladda Sheekh Shariif una gudbiyey documentisgiisa oo dhameystiran sida uu hadalka u dhigay, waa musharixii ugu horeyey ee ka yimaada meel dalka dibadiisa ah iyadoo ay dalka kusuganyihiin musharixiin fara badan oo u tagan xilkaas uu kol hore baneyey raisul wasarihii is casilay C/rashiid Cali.

Friday, November 13, 2009

Xarardheere waa magaalo hodon ah dhankasta bal an jaleecno in yar oo kooban Taariikhdeeda

Wikipedia Forever Our shared knowledge. Our shared treasure. Help us protect it.
Wikipedia Forever Our shared knowledge. Our shared treasure. Help us protect it.

Xarardheere

Ka Wikipedia

U bood: navigation, raadi
Xarardheere waa degmo ku taala deexda gobolka Mudug.
Xarardheere waa degmo xeebeed kaga taala soomaaliya dhinaca qorox ka soo bax ee [bari], gobalka eey ka tirsantahayna waa gobolka Mudug.
Waa degmo barwaaqaysan kana heli kartid waxyaabaha eey naftu u baahantahay, waxayna ku darsatay inay tahay degmo dalxiiseed qaboow xaga nulosha waa degmada maanta ugu qaalisan xaga nolosha degmooyinka Soomaaliya.
Siyaasad ahaan waa degmo ka nabadoon dagaalada galaaftay dalka qaybihiisa badan. Degmada waxaa daga beesha Waceysle Abgaal, Shiikhaal, Saleeman, Ceyr iyo Saruur oo ka wada tirsan beesha Habargidir.
Degmadaan oo ah meel Ilaahey ku manneystay qeyraadka sida baddii, xoolihii, beerihii intaba. Waxaa kale oo degmada ku teedsan magaalooyin aan ka dhicin iyo  tuulooyin dhowr ah sida Dhalwo, Dumaaye, Dabagalo, Jowle, Qosoltire, Ceelhur, Keynaan, Caad,Tuulaxaaji,Tawakal,Burjiriqo,Xabadeey,Sheekhcilmi,Caloolacad,
Sarmaan,Huursane,Dhaluuga, Cagacadde, Ilbir, Camaaro iyo Deegaan.
Haddii aannu dib u jalleecno waxaa ku dhashay Xarardheere siyaasiyiin caan ah sida:
1. Cabdirashiid Cali Sharmaarke, madaxweynii hore ee Soomaaliya (1967-69). 2. Maxamed Siciid (Jentelmaan), xildhibaan ka ahaa barlamaankii (1960-69). 3. Maxamed Abshir Muuse, taliyihii ciidanka boliska 1960-68. 4. Nageeye Gacal Kuul(Garxiir) halyey aad looga yaqaan deegaanka ahaana korneyl 1956-67
Waxaa kale oo ka mid ah taariikhda Xarardheere in sanadkii 1911 uu soo gaarey halyeygii Soomaaliyeed Maxamed Cabdulle Xasan (Sayidka), isagoo markaa doonayey ciidan waxaana uu lakulmay odayaashii Xarardheere si wanaagsan ayaana loo qaabiley waa markii uu tiriyey tixdan gabayga ah: "Heyb aan diblooraacin iyo darab Saruur baaleh."

Beesha Saruur Habargidir oo kulan xasaasi ah ku yeeshay magalada London ee carigaasi ingiriiska iyadoo lasku afgartay dhamaan wixii laysla soo qaaday oo dhan ugu danbeyntiina loo magacaabay guddi dhameystiran.

Foto: calanka  
Kulan uga socdy beesha SARUUR (H/Gidir) magaalada London, UK
oo lasoo afjaray
Magacyada gudiga la doortay -Akhriso/-Daawo