Monday, September 21, 2009
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo booqasho ugu socdaalay wadankaasi Sacuudi Carabiya kagadaal casuumaad uu halkaas ka helay.
Madaxweynaha dowlada KMG ah sheekh Shariif sheekh Axmed oo u duulay dalka SacuudigaShariif Sheekh Axmed Madaxweynaha dowladda KMG ayaa ka anbabaxay magaalada Muqdisho, isagoo safar ku aaday dalka Sucuudiga oo uu ka .�� sii akhri 21 Sep 2009
Shariif sakiin oo daaha ka gadaal lagoo bixiyey ka gadaal markii Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somalia u dulqaadan waayeen in daaha laga soo saro
Shariif sakiin oo daaha ka gadaal lagoo bixiyey ka gadaal markii Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somalia u dulqaadan waayeen in daaha laga soo saro
Somaliweyn.com oo faafisay Warsaxaafadeed xasaasiya+Sawiro 19.09.09 Riix
Somaliweyn.com oo faafisay Warsaxaafadeed xasaasiya+Sawiro 19.09.09 Riix
Axmed Godane oo sirtii aduunka kashifay ka gadaal markuu si gooni ah uu toshka ugu shiday Qolo ka mid ah kuwa isaga karinka usida iyo kalena false ah
Axmed Godane oo sirtii aduunka kashifay ka gadaal markuu si gooni ah uu toshka ugu shiday Qolo ka mid ah kuwa isaga karinka usida iyo kuwa kalena ka dhigay false waxaan jiran mudo dheer oo xijaabka naagaha ay u xiranyeen.
Al-Shabaab oo sir fakiyay iyo garabyada sida ay u ciideen+Sawiro 21.09.09 Riix
Al-Shabaab oo sir fakiyay iyo garabyada sida ay u ciideen+Sawiro 21.09.09 Riix
Friday, August 21, 2009
wararka naga soo gaaraya daafaha calamaka ayaa waxa ay sheegayaan in bishii Ramadaanka ay bilatay
Wednesday, May 27, 2009
Taariikhda dalkeena hooyo somaliya kabogasho wacan waxaa idiin soo diyaariyey Eng xasan maxamed gabow.
| Shingaani | Hodan | Howlwdaag | Shibis |
| Boondheere | Yaaqshiid | Kaaraan | XamarJabjab |
| Xamarweyne | Cabdicasiis | Wadajir | Waaberi |
| Wardhiigley | Heli waa | Dharkiinley | Dayniile |
Dhaqaalaha gobolka Banaadir waxa uu ku tiirsanyahay Ganacsiga.
Ururweynaha ahlusunna waljamaaca oo soo bandhigtay hub iyo saanad milateri ay kala wareegeen alshabaab iyo xizbulislaam.

AHLU-SUNNA OO JIIDDA DAGAALKA KU DIGRINAYA !!!
Ciidamada ahlu-sunna wal-jamaacah ee ku sugan jiidaha hore ee deegaanka wabxo ayaa waxa ay yihiin kuwa isla huwan Diktooni iyo Digrigii oo garab socda , Oo aad arkayso mar ay wadaan qur aan aqris , Digri , salaad iyo difaac aad u daran .
Markii aad si hoos ah u waraysato dadka deegaanada ay Culumaada ahlu-sunna wal-jamaacah gacanta ku hayaan waxa ay yihiin kuwa aad u taageeraya qaabka ay culumadu wax ku wadaan , ayagoo kugu oranaya waa wax ay ahlu-sunna mar hore ka seexatay , balse taa sii raacinaya waxa ay ahaayeen kuwa masaajida , dugsiyada , mowlacyada diinta ku faafiya oo da'yarta soomaaliyeed diinka noo baray .
Culumada Ahlu sunnah oo digrineeyso
Hooyo caasho xasan oo aan kula kulannay magalada wabxo ayaa waxa ay tiri " Culumadu waa culumadeenii ee diinka mashriq ilaa maqrib soo hagi jiray , wana kuwii diinka nasoo gaarsiiyey , waana garab taaganahay hiil iyo hooba , allaha garab galo .
Hadaba , Taageerada shacabku waa mid gaarsiisan heerkii ugu danbeeyey , maxaa yeeley ciidanka ahlu-sunna waa kuwa ay ka muuqato wajiyadoodu diinta oo ay ku jiraan mashaaikh waaweyn , macalimiin dugsi iyo ardaydoodiiba , taana waa mida aad akhristoow ku arkayso sawirada .
Degmada Wabxo oo ay gacanta ku haayan Ahlu sunaah
Isku soo wadaduuboow , Ciidamada ahlu-sunna , ayaa halgankan ay jiraan waxa ay ku darsadeen sida ay shacabku u garab taaganyihiin ,lamana oga halka uu halgankani uu saldhigandoono.
Subscribe to:
Posts (Atom)



